Somali
501 sentences · 750 translations
Roobkii ma kacay?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:18 • 1 translation
Wa hawo siigo miiran ah.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:18 • 1 translation
Waa hawo kulul.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:15 • 1 translation
Waa hawo fiican.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:14 • 1 translation
Waa hawo xun.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:13 • 1 translation
Hawadu maanta sidee bay tahay?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:13 • 2 translations
Top Translations:
-
Kifac ṛa-hu l-ḥal l-yum?
Algerian Arabic by Elhouma -
How's the weather today?
English by Mil
Bannaanka uma bixi karo maxaa yeelay roob baa da'aya.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:12 • 1 translation
Aad buu u da'ayaa.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:12 • 1 translation
Waa maxay buuggaas aad haysataa?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:09 • 1 translation
"Ma aad baad wax u akhrisaa?" "Haa, aad baad wax u akhriyaa."
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:08 • 1 translation