Somali
501 sentences · 750 translations
Fariiso, soo dhowow.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:05 • 1 translation
Gurigii ma lagu wada nabad qabey?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:05 • 1 translation
Waan u jeelay aragtidaada.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:04 • 1 translation
Aabbahaa igu sulaan.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:02 • 1 translation
Waa maqan yahay.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:01 • 1 translation
Beryahaan ma arag.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:01 • 1 translation
"Afadaadii see tahay?" "Ma ladna."
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:00 • 1 translation
Saygaagli sidee yahay?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:59 • 1 translation
"Xaaskaagii sidee yahay?" "Giddigood way ladan yihiin."
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:58 • 1 translation