549 sentences
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:52 • 2 translations
Iska warran?
Sidee tahay?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:51 • 1 translation
Dadku ma jecla badaha kacsan.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:51 • 2 translations
La maro estas maltrankvila.
Baddu way kacsan tahay.
Baddu way deggan tahay.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:50 • 1 translation
Ma kulula mana qabooba.
Waa maalin wanaagsan.
Qorraxdii way dhacday.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:49 • 1 translation
Qorraxdii way soo baxday.
Sannadkii waa afar xilli.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:48 • 1 translation
Gu'gii meel waliba way cagaarantaa.