549 sentences
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:08 • 1 translation
"Ma aad baad wax u akhrisaa?" "Haa, aad baad wax u akhriyaa."
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:07 • 1 translation
Ma aad baad wax u akhrisaa?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:07 • 2 translations
Ich lese gerne.
Waxaan jeclahay akhriska.
Ma jecli filinka aadistiisa.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:06 • 1 translation
"Maxaa socda?" "Filin fiican."
Maxaa socda?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:05 • 1 translation
Waxaan ku socdaa filinka.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:04 • 1 translation
"Ma heestaa?" "Maya, ma heeso."
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:03 • 1 translation
Ma heestaa?
Marmar buu shaqadaas qabtaa.