549 sentences
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:06 • 1 translation
Middii waa immisa?
Immisa ukun ah baad u baahan tahay?
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:05 • 1 translation
Dukaankaani waa nadiif.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:04 • 1 translation
Rodolkii waa saddex shilin.
Maalmahaan hilibku waa qaali.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:03 • 1 translation
Waan u baahanahay laakiin lacagtii baa iga dhammaatay.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:02 • 1 translation
In baa guriga ii taal.
Uma baahni.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:01 • 1 translation
Moos miyaadan u baahnayn?
Xaggee baan ka heli karaa?