549 sentences
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:41 • 1 translation
Gurigaannuu iska joognaa.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:40 • 1 translation
Fasaxyada ma shaqaysaan?
Maanta waa fasax.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:39 • 1 translation
Axadaha ma shaqeeyaan.
Xaaladaha shaqadu ma xuma.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:37 • 1 translation
Saacadaha shaqada waa in la dhawraa.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:35 • 1 translation
Annagu waxaannu nahay beeraley.
Walaalkay wuxuu ka shaqeeyaa hoteel.