549 sentences
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:41 • 1 translation
Albaabbadu way furan yihiin laakiin dariishaduhu way xiran yihiin.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:40 • 1 translation
Albaabbada iyo dariishaduhu ma xiran yihiin?
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:39 • 3 translations
E deschis geamul?
E deschisă fereastra?
Dariishaddu ma furan tahay?
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:39 • 1 translation
Dariishaddu ma furna.
English Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:35 • 1 translation
Waxaan rajeynayaa inaan goor hore tago.
English Added by Warsame on May. 05, 2026, 13:02 • 1 translation
Albaabku ma xiran yahay?
Albaabku ma xirna.
English Added by Warsame on May. 05, 2026, 12:59 • 1 translation
Toddobada oo rubac la' diyaar ma noqonaysaa?
English Added by Warsame on May. 05, 2026, 12:58 • 1 translation
Yaa ku soo raacaya?
English Added by Warsame on May. 05, 2026, 12:18 • 1 translation
Berri badda ma aadaysaa?