549 sentences
English Added by Warsame on May. 05, 2026, 12:08 • 1 translation
Waa shantii iyo shan.
Waa tobankii iyo shan diqiqo.
English Added by Warsame on May. 05, 2026, 08:47 • 1 translation
Waa tobankii oo toban dhilan.
English Added by Warsame on May. 05, 2026, 08:46 • 1 translation
Waa shantii.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 10:31 • 1 translation
Joornaalka ma akhraidaa?
Filinka ma aaddaa?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 10:29 • 1 translation
Maxaad sameyesaa qurawda ka dib?
Goormaad badanaa quraacataa?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 10:28 • 1 translation
Yaa ku toosiya?
Goormaad qubeyastaa?