549 sentences
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:55 • 1 translation
Kani ma kursi baa?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:54 • 1 translation
Tani ma warqad baa?
Tani ma saacad baa?
Kani ma qalin baa?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:53 • 1 translation
Kuwani waa buugag.
Kuwani waa guryo.
Kuwani waa miisas.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:52 • 1 translation
Kuwani waa kuraasi.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:51 • 1 translation
Kuwani waa qalmaan.
Tani waa dariishad.