549 sentences
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:45 • 2 translations
Ĝi estas malantaŭ la angulo.
Waxay ku taal geeska.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:41 • 1 translation
Xafiiska macluumaadka halkuu ku yaal?
Macluumaad baan u baahanahay.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:39 • 1 translation
Somaliga si fiican uma hadlo.
Fadlan, si gaabis ah ma ku hadli kartaa?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:38 • 1 translation
Habeenkii ma meeshan ammaan baa?
Ma meeshan ammaan baa?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:36 • 8 translations
У меня́ есть брони́рование.
У меня есть бронь
Ich habe eine Reservierung.
J'ai une réservation.
Ngibhukile.
Tengo una reserva.
Ngibekisile indawo.
Waxaan haystaa ballan.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:35 • 1 translation
Waa qurux badan tahay!