"Ma haysaa wax buug ah oo ku saabasan taariikhda Soomaaliya?" "Haa, dhawr baannu haynaa."
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:50 • 1 translation
Top Translations:
Ma haysaa wax buug ah oo ku saabasan taariikhda Soomaaliya?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:49 • 1 translation
"Abwaan Ingiriis ah ma haysaa?" "Haa, wax badan baannu haynaa."
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:48 • 1 translation
Abwaan Ingiriis ah ma haysaa?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:48 • 1 translation
Xaashiyahaas boostada qaari tus.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:47 • 1 translation
Waxaan doonayaa buugta taariikhda ah.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:46 • 1 translation
Buugta sayniska ma jeceshahay?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:46 • 1 translation
Buuggaas guduudan i tus.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:46 • 1 translation
Waxaan haynaa buugag Ingiriis ah.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:45 • 1 translation
Waxaan haynaa buugta dugsiyada.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:45 • 1 translation