Sabuuraddu way madowdahay.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:47 • 1 translation
Taladaas waad ku mahadsan tahay.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:47 • 1 translation
Kamaan feejignaan.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:46 • 1 translation
Miyaanan soo xirin?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:46 • 1 translation
Dhammaan way furan yihiin.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:45 • 1 translation
Hal buug oo furan baa jira.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:44 • 1 translation
Wax buugag ah oo furani miiska ma saaran yihiin?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:43 • 1 translation
Ma aanan tirin.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:43 • 1 translation
Meeqa buug oo xiran baa miiska saaran?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:42 • 1 translation
Albaabbadu way furan yihiin laakiin dariishaduhu way xiran yihiin.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:42 • 1 translation