Somali
501 sentences · 750 translations
Maalmahaan hilibku waa qaali.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:04 • 1 translation
Waan u baahanahay laakiin lacagtii baa iga dhammaatay.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:04 • 1 translation
In baa guriga ii taal.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:02 • 1 translation
Moos miyaadan u baahnayn?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:02 • 1 translation
Xaggee baan ka heli karaa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:01 • 1 translation
Bariis iyo ukun baan u baahanahay.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:01 • 1 translation
Habeenkii caanaha ma cabno.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:00 • 1 translation
Maya, mahadsanid.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:59 • 3 translations
Top Translations:
Caanana ma u baahan tahay?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:59 • 1 translation