Somali
501 sentences · 750 translations
Bishu waa afar toddobaad.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:10 • 1 translation
Bishii waa immisa toddobaad?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:09 • 1 translation
Toddobaadkii waa toddoba maalmood.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:09 • 2 translations
Top Translations:
-
Iviki ilamalanga ayisikhombisa.
Ndebele (Zimbabwe) by Livukile -
There are seven days in a week.
English by Livukile
Toddobaadkii waa immisa naalmood?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:08 • 1 translation
Badanaa waa sidaas.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:07 • 1 translation
Middii waa immisa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:06 • 1 translation
Immisa ukun ah baad u baahan tahay?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:06 • 1 translation
Dukaankaani waa nadiif.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:05 • 1 translation
Rodolkii waa saddex shilin.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:05 • 1 translation