Somali
501 sentences · 750 translations
Taariikhda ii sheeg.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 05:58 • 1 translation
Waa 21kii Oktoobar, 1974.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 05:57 • 1 translation
Bishani waa tuma?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:13 • 1 translation
Waa Talaada.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:13 • 1 translation
Berri maxay tahay?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:12 • 1 translation
Maanta waa ayaanma?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:11 • 1 translation
Sannadkii waa laba iyo toban bilood.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:11 • 1 translation
Sannadkii waa immisa bilood?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 13:10 • 1 translation