Somali
501 sentences · 750 translations
Salim waa kee?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:56 • 1 translation
Hooyadey baa leh.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:55 • 1 translation
Gurigaan yaa leh?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:55 • 1 translation
Qaahira waxaan tegey sannadkii hore.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:04 • 1 translation
Waxay dooneysaa inay bisha dambe tagto.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:04 • 1 translation
Toddobaadkii horay halkan yimaadeen.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:03 • 1 translation
Maanta hawadu way fiican tahay.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:02 • 1 translation
Waa sannad barwaaqo.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:00 • 1 translation
Waa Jimce bishii Agoosto 5dii, 1975.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 05:59 • 1 translation
Taariikhda ma sheegi karo.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 05:58 • 1 translation