Somali
501 sentences · 750 translations
Shaati buu tolayaa.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:03 • 1 translation
Muxuu hadda samaynayaa?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:02 • 1 translation
Waa dugsiiley.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:01 • 1 translation
"Ma takhtar baa?" "Maya, ma aha."
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:01 • 1 translation
Ma takhtar baa?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:00 • 1 translation
Waa siddeed iyo toban jir.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:00 • 1 translation
Waa immisa jir?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:00 • 1 translation
Wuxuu ku nool yahay Nigeria.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:59 • 1 translation
Xaggee buu ku nool yahay?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:57 • 2 translations
Top Translations:
-
Anogarepi?
Shona (Zimbabwe) by Papi -
Where does he live?
English by Papi
Yaa halkaas jooga?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 06:56 • 1 translation