Somali
501 sentences · 750 translations
Waanu shaqaynaynaa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:31 • 3 translations
Top Translations:
Waan shaqaynayaa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:31 • 4 translations
Top Translations:
-
Ninafanya kazi.
Swahili by Vizurisana -
Aql-iyi ttmahaleɣ.
Tamazight by Imsefti -
Mina ngiyasebenza.
Ndebele (Zimbabwe) by Livukile
All Translations:
-
I'm working.
English by Vizurisana
Lebbis cad miyaadan jeclayn.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:30 • 1 translation
Waxaan jeclahay kuwa cagaaran.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:29 • 1 translation
Waa madow.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:56 • 6 translations
Top Translations:
Jubbaddaadu waa midabkee?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:55 • 1 translation
Waxay xiran tahay jubbad buluug ah.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:53 • 1 translation
Cirku waa saafi aan daruur lahayn.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:52 • 1 translation
Buugagga huruudda ahi waa qaali.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:50 • 1 translation
Calanka Somaalidu waa buluug.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:50 • 1 translation