Somali
501 sentences · 750 translations
Xaaladaha shaqadu ma xuma.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:39 • 1 translation
Saacadaha shaqada waa in la dhawraa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:38 • 1 translation
Annagu waxaannu nahay beeraley.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:36 • 1 translation
Walaalkay wuxuu ka shaqeeyaa hoteel.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:35 • 1 translation
Aad bay u shaqaysaa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:35 • 1 translation
Walaashay baa hooyaday kaalmaysa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:34 • 1 translation
Hooyo waxay ka shaqaysaa guriga.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:33 • 1 translation
Beertiisuu ka shaqeeyaa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:33 • 1 translation
Jimcayaasha ma shaqaysaa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:32 • 1 translation
Gurigaannu ka shaqaynaynaa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:32 • 1 translation