549 sentences
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:53 • 2 translations
Malinig asin magayon an kusina.
Jikadu waa nadiif qurxoon.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:52 • 1 translation
Bataatada ma karin aqaan.
Bataatadu waxay ku jirtaa dambiisha.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:51 • 1 translation
Fargeetadu waxay taal jikada.
Halkan waxa taal qaaddo nadiif ah.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:50 • 1 translation
Mindi afaysan baa saxanka saaran.
Weligey qaaddo wax kuma cuno.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:49 • 1 translation
Waxay haysaa koob maran.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:48 • 1 translation
Liinta kharaari waxay ku jirtaa saxanka.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:47 • 1 translation
Dadku waxay jecel yihiin inay maraq cabbaan.