549 sentences
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:46 • 1 translation
Khudaartu waa cunto fiican.
Curruurta qaxwe lama siiyo.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:45 • 1 translation
Caano kuma qadeeyo.
Inta badan, rooti iyo shaah keliya baannu ku casheynaa.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:44 • 1 translation
Bariiska Hindidaa jecel.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:43 • 1 translation
Rooti iyo hilib baannu ku qadeyna, bariis iyo caanana waannu ku casheynaa.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:42 • 1 translation
Aroortii baannu quraacannaa.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:39 • 1 translation
Af Faransiiska ma yaqaan?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:38 • 1 translation
Maalin kasta halkan bay timaaddaa iyadu.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:38 • 3 translations
هذا قط.
Wa d mucc.
Waa mukulaal iyadu.