549 sentences
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:23 • 2 translations
Kukhokhwa malini ngobusuku ngabunye?
Waa maxay qiimaha habaynkiiba?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:23 • 3 translations
Я хотел бы номер для некурящих
Ngingathanda ukuthola igumbi ekungabhenywa kulo.
Waxaan jeclaan lahaa qol aan sigaar lagu cabin.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:13 • 3 translations
خوشمزه بود
Era delizioso.
Waa macaanayd.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:11 • 1 translation
Tani ma ku habboon tahay khudaarta?
Ma iigu talin kartaa wax?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:10 • 2 translations
¿Cuál es el plato del día?
Cuntada maalinta waa maxay?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:10 • 1 translation
Ma ii tusi kartaa menu-ga fadlan?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:04 • 1 translation
Ma heli karaa miis laba qof ah?
Halka aan ka heli karo alaabada maxaliga ah?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:02 • 2 translations
Kie estas la vesta vendejo?
Dukaanka dharka halkuu ku yaal?