549 sentences
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:02 • 2 translations
Kie estas la superbazaro?
Supermarketku halkuu ku yaal?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:02 • 1 translation
Aqalka labiska halkuu ku yaal?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:01 • 1 translation
Ma haysaa tan midab kale?
Ma haysaa tan cabbir ka weyn?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:00 • 3 translations
Только наличные
Solo efectivo.
Kaliya lacag caddaan ah.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:00 • 2 translations
Можно заплатить кредитной карточкой?
Ma ku bixin karaa kaarka deynta?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:57 • 1 translation
Kie estas la eliro-horo?
Waxaan u baahanahay sariirta ilmaha.
Ma i toosin kartaa todoba subaxnimo?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:56 • 1 translation
Ma jiraa seef amaanka qolka gudihiisa?