549 sentences
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:56 • 1 translation
Waxaan rabaa qol leh aragti qurxoon.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:55 • 1 translation
Ma haysaa qalab badalaha korontada?
Waxaan dareemayaa ammaan hotelkan.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:54 • 2 translations
La ĉambro estas malpura.
Qolku waa wasakh.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:54 • 1 translation
Ma jiraa adeegga qolka?
Waxaan jeclaan lahaa inaan qol ballansado.
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:53 • 2 translations
Kie estas la gimnazio?
Jimicsiga halkuu ku yaal?
Kie estas la lifto?
Wiishka halkuu ku yaal?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:53 • 1 translation
Ma jiraa qaboojiye hawada?
English Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:52 • 1 translation
Ma jiraa Wi-Fi bilaash ah?