Kaasi ma kursi cad baa?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:00 • 1 translation
Kani ma sanduuq cusub baa?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:59 • 1 translation
Kani waa shaati guduudan.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:59 • 1 translation
Taasi waa maro cad.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:59 • 1 translation
Kaasi waa kursi cusub.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:58 • 1 translation
Kani waa sanduuq weyn.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:58 • 1 translation
Kuwani saacado ma aha.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:57 • 1 translation
Kuwani ma saacadaa?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:56 • 1 translation
Kuwani waa xaashiyo.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:56 • 1 translation
Kuwani ma buugag baa?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 08:55 • 1 translation