Ma cusub yahay?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:04 • 1 translation
Ma cad yahay?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:04 • 1 translation
Ma guduudna shaatigaasi.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:03 • 1 translation
Ma cadda maradaasi.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:03 • 1 translation
Ma cusba kursigaani.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:02 • 1 translation
Ma weyna sanduuqani.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:02 • 1 translation
Kani ma aha shaati weyn.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:01 • 1 translation
Kani ma shaati weyn baa?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:01 • 1 translation
Taasi ma aha maro guduudan.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:01 • 1 translation
Taasi ma maro guduudan baa?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 09:00 • 1 translation