Somali
501 sentences · 750 translations
Waa macaanayd.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:13 • 1 translation
Fadlan, ma ii keeni kartaa biilka?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:13 • 2 translations
Top Translations:
-
¿Podría traerme la cuenta?
Spanish by Floodlight -
Can I have the bill, please?
English by Floodlight
Waan ka helay.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:12 • 1 translation
Kani waa maxay?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:12 • 5 translations
Top Translations:
-
Ini apa?
Indonesian by Bakerja -
Chii ichi?
Shona (Zimbabwe) by Papi -
Mene ne wannan?
Hausa by Kullin
All Translations:
-
Yini lokhu?
Ndebele (Zimbabwe) by Livukile -
What's this?
English by Bakerja
Tani ma ku habboon tahay khudaarta?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:11 • 1 translation
Ma iigu talin kartaa wax?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:11 • 1 translation
Cuntada maalinta waa maxay?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:10 • 1 translation
Ma ii tusi kartaa menu-ga fadlan?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:10 • 1 translation
Ma heli karaa miis laba qof ah?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:04 • 1 translation
Halka aan ka heli karo alaabada maxaliga ah?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:04 • 1 translation