Somali
501 sentences · 750 translations
Bac baan u baahanahay.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:03 • 3 translations
Top Translations:
-
Nahitaji begi.
Swahili by Vizurisana -
Necesito una bolsa.
Spanish by Sombrero -
I need a bag.
English by Vizurisana
Dukaanka dharka halkuu ku yaal?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:02 • 1 translation
Supermarketku halkuu ku yaal?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:02 • 1 translation
Aqalka labiska halkuu ku yaal?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:02 • 1 translation
Waxaan rabaa inaan tan soo celiyo.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:01 • 2 translations
Top Translations:
-
Je veux retourner ceci.
French by Floodlight -
I want to return this.
English by Sarasara
Ma haysaa tan midab kale?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:01 • 1 translation
Ma haysaa tan cabbir ka weyn?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:01 • 1 translation
Kaliya lacag caddaan ah.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:00 • 1 translation
Ma ku bixin karaa kaarka deynta?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:00 • 1 translation
Ma yareyn kartaa qiimaha?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 07:00 • 1 translation